fbpx

The Elms: Resident Safety & Security Guide

Guía de seguridad para residentes

Llame al 911 para emergencias.

Si no es una emergencia

Por cuestiones de mantenimiento o de seguridad, los días de semana comuníquese con la oficina de administración de su propiedad llamando al 612-259-8796

Fuera del horario de atención

Por cuestiones de mantenimiento, llame al 612-715-0889.

Por cuestiones de seguridad, llame a UPA al 612-282-9533. Están disponibles:

  • De 5 p.m. a 6 a.m.
  • Los siete días de la semana
  • Incluidos feriados

Consejos de seguridad

NUNCA

SIEMPRE

  • Cierre sus puertas con llave
  • Llame al 911 si necesita servicios policiales, de bomberos o de ambulancia

Hagaha Badbaadada & Amniga Dadka Degan Guriga

Wac 911 hadii aad la kulantid wax degdeg ah

Wixii aan degdeg ahayn

Maalmaha shaqada- kala xidhiidh xafiiska maamulka guriga 612-259-8796 si aad u hesho dayactir ama aad soo gudbiso arrimo amniga la xidhiidha.

Saacadaha shaqada ka dib

Wixii dayactir ah, wac 612-715-0889.

Wixii la xidhiidha nabadgelyada, wac UPA 612-282-9533. Waa la heli karaa:

  • Laga bilaabo 5pm-6am (subaxnimo)
  • Toddoba maalmood todobaadkiiba
  • Ay ku jiraan ciidaha iyo faystooyinka

Talooyin badbaadada

WALIGAA HA SAMEYN ARRIMAAH

  • Ha furin albaabbada dibadda
  • Qofna ha ka furin albaabbada xiran

MAR WALBA

  • Quful albaabbadaada
  • Wac 911 haddii aad u baahan tahay booliska, dab-damiska ama adeegyada ambalaaska