fbpx

Update about April rent payments

english

Dear residents,

We are reaching out with a reminder that rent is due on April 1. Aeon depends on your rent to run the property. We simply can’t provide a home without it.

The Governor has put a temporary hold on evictions in this state of emergency. As the Governor’s order states, residents are still obligated to pay rent. Please reach out to your site manager if you are not able to pay all or part of your rent.

We will work with you on a case-by-case basis to make a payment plan that works for you. Aeon may waive late fees for residents who have lost income because of COVID-19. But a payment plan must be set up right away and followed. We strongly encourage open communication with the site office during this time. A rent balance that is not addressed with open communication and a payment plan could lead to eviction when the hold is lifted. Paying what you can to avoid getting too far behind will help resolve rent issues faster.

If you have lost pay due to COVID-19, we encourage you to apply for unemployment. The State of Minnesota has waived the 1-week waiting period. People who are missing work to care for children qualify, too. You can learn more and apply at uimn.org or by calling 651-296-3644.

If you have Section 8, you should contact us or your Section 8 worker, as applicable, to do an interim recertification.We are also asking lawmakers to provide emergency assistance to renters. We will share details about these resources as we learn more. If you have questions about COVID-19, email myhome@aeon.org, or call or text 612-326-3855.

-Aeon Management

BACK TO MESSAGES

spanish

Estimados residentes,

Les estamos recordando que la fecha de pago del alquiler es el 1 de abril.  Aeon depende de su pago para mantener la propiedad. Básicamente, no podemos proveer vivienda sin este pago.

El Gobernador ha suspendido temporalmente los desahucios en este estado de emergencia. Tal y como lo dice la orden del Gobernador, los residentes siguen teniendo la obligación de pagar el alquiler. Por favor, comuníquese con el administrador de su edificio si no puede pagar la totalidad del alquiler o parte de éste.  

Trabajaremos con ustedes de acuerdo al caso individual para hacer un plan de pago que funcione para usted. Aeon podría exonerar la multa por pagos tardíos para los residentes que han perdido ingresos debido a la crisis del COVID-19. Pero debe establecerse y seguirse un plan de pago inmediatamente. Le recomendamos tener una comunicación abierta con la oficina de su edificio durante este tiempo. Cualquier monto de alquiler que se adeude y del cual no haya habido comunicación de su parte y no se haya establecido un plan de pago puede conllevar a un desahucio cuando se termine la suspensión de esta medida. El pagar la suma que usted pueda para evitar grandes atrasos de pago le ayudará a resolver problemas del pago de alquiler con mayor rapidez.

Si usted ha perdido ingreso debido a la crisis del COVID-19, le motivamos a solicitar el beneficio de desempleo. El estado de Minnesota ha removido el período de espera de una semana.  Las personas que no pueden asistir al trabajo debido a que deben cuidar sus hijos, también califican para este beneficio. Puede obtener mayor información sobre esto y hacer su solicitud en uimn.org o llamando al 651-296-3644.

Si usted recibe Sección 8, debe contactarnos a nosotros o a su trabajador de  Sección 8, como corresponda, para hacer una recertificación provisional. Estamos también solicitando a los legisladores que aprueben asistencia de emergencia para los inquilinos. Le daremos mayor información sobre estos recursos conforme la conozcamos. Si tiene preguntas sobre COVID-19, envíe un correo electrónico a myhome@aeon.org, o llame o mande un texto a 612-326-3855.

-Gerencia de Aeon

BACK TO MESSAGES

somali

Salaan Qaali ah dadka guriga deggan,

Waxaan idiinla soo xiriireynaa in aan idin xusuusinno in lacagtii kirada la iska rabo 1-da Abriil. Aeon lacagta kirada waa waxa ay ku maamusho kharashka hawlaha guriga. Dadka guryo uma heli karno haddii aannan helin lacagta kirada.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa si ku meel gaar ah u joojiyey in guryaha la iska saaro xilligan ay jirto xaaladda degdegga ah. Sida uu Amarka Guddoomiyaha sheegayo, dadka guryaha kireysta iyaga ayey waajib ku tahay inay kirada iska bixiyaan. Fadlan la xiriir xafiiska maamulaha guriga haddii aadan awoodeyn inaad iska bixiso lacagta kirada gebi ahaan ama qeyb ahaan.

Waxaan dadka ula shaqeyneynaa qof-iyo-kiiskiisa si ay u qorsheeyaan bixinta kirada laga rabo. Waxaa laga yaabaa in ay Aeon ka dhaafto ganaaxa lacagta lagala daaho ee dadka ay COVID-19 awgiis ku dhacday dakhli la’aanta. Laakiin dadkaas waa inaan marka hore isku raacno qorshe ah bixinta kirada. Waxaan si adag dadka ugu dhiirri gelineynaa in ay la soo xiriiraan xafiiska wakhtiga inta lagu jiro. Dheellitir iyo qorshe kirada la isaga bixiyo haddii aan laga sii wada hadlin waxaa dhici doonta in guryaha la iska saaro marka ay joogsato hakinta xaaladda degdegga ah. Inaad iska bixiso wixii aad kari karto oo aan wax badan lagugu yeelan ayaa kugu caawin doonta inaad kirada isaga bixiso si dhakhso leh.

Haddii ay kugu dhacdo mushaar la’aan xanuunka faafaya ee COVID-19 awgiis, waxaan ku xusuusineynaa in aad codsato lacagta ceymiska shaqa-la’aanta. Gobolka Minnesota waxa uu hal-toddobaad yareeyey muddada sugidda codsiga lacagta ceymiska. Dadka carruurtooda haya ee ay ku dhacdo shaqo-la’aanta waxay xaq u leeyihiiin lacagta ceymiska shaqa-la’aanta. Waxaad codsiga iyo faahfaahin ka heli kartaa uimn.org ama 651-296-3644.

Haddii aad haysato shahaadada Section 8, waa inaad la xiriirto xafiiskooda, haddii loo baahdo, si ay dakhliga mar kale dib kuugu eegaan si ku meel gaar ah.Waxaan sidoo kale  sharci-dejiyeyaasha ka codsaneynaa in ay caawimaad degdeg ah la soo gaaraan dadka guryaha kirada ah deggan. Waan kuu soo gudbineynaa wixii faahfaahin oo aan helno. Haddii aad su’aalo ka qabto xanuunka COVID-19, nagala soo xiriir myhome@aeon.org, soo garaac ama farriin noogu soo dir 612-326-3855.

-Maamulka Aeon

BACK TO MESSAGES

Oromo

Jiraattota hundaaf,

Amma kan isin quunnamneef kiraan manaa kan kaffalamu Ebla 1 ta’uu isin yaadachiisuuf jenneeti. Aeon, kaffaltii isini biraa argatuun qabeenya kana sochoosa. Kana malee tajaajila manaa laachuu hin dandeenyu.

Bulchaan yeroof akka namni manaa hin baafamne dhorkee jira. Akkuma qajeelfamni isaa agarsiisuu garuu jiraattonni kiraa kaffaluu qabutu irra jira. Yoo guutummaatti yookin walakkaa kaffaluu dadhabdan manaajera isin bira jiru waliin haasa’aa.

Isin waliin haasofnee kaffaltiidhaaf karoora isiniif mijatu qopheessina. Aeon jiraattota sababa COVID-19 irraa kan ka’e galii isaanii dhaban akka isaan yeroo dabarsaniif hin adabamne ni godha. Manaajera waliin ifatti akka dubbattan isin jajjabeessina. Kaffaltiin walii galtee ifaa malee boodatti hafu booda akka manaa isin baasuu mala.  Haguma dandeessan yoo kaffaltan akka boodatti kiraan isinirra hin turre godha. Rakkoon keessanis akka dafee furamu godha.

Yoo sababii COVID-19 galii keessan dhabdaniitti ta’e gargaarsa hojii dhabdootaaf godhamu akka gaafattan isin jajjabeessina. Bulchiinsi Minesootaa torbee tokkoof dabalee isin eeguuf murteesseera. Namootni ijoollee eeguuf jecha hojii isaanii dhabanis deggersa kana argachuuf in malu. Odeeffannoo dabalataa baruuf yoo feetan  uimn.org ilaalaa  yookan 651-296-3644 bilbilaa.

Yoo Section 8 qabdu ta’e nu quunnamuu qabdu, yookin nama Section 8 irratti isiniif hojjetu quunnamaa. Kunis hayyama keessan haarefachuuf isin gargaara. Qaamotni seera tolchanis akka kireeffattotaaf gargaarsa ariifachiisaa godhaniif haala mijeessina.  Waa’ee gargaarsa kana akkuma ragaa dabalataa argataa deemneen isin beeksifna. Yoo waa’ee COVID-19 gaaffii qabaattan email myhome@aeon.org, Yookin  612-326-3855 fayyadamuun bilbiluu ykn ergaa barreeffamaa dhiisuu dandeessu. 

-Aeon Management

BACK TO MESSAGES